Social Development

Dhibaatada ay kuhayaan Ragga Qaadka Cuna Dumarka Soomaaliyeed islamarkaana Cabasho Soo Dhiibtay

­ Hooyooyin Soomaaliyeed oo ku nool dalka Ingriiska ayaa waxaa la sheegay inay ku tilmaameen caruurta raga qaadka cuna kuwa agoon ah oo aan wax aabe ah lahayn inay la mid yihiin maadaam ay aabayaashood ay waxba kala socon nolosha qoyska iyo caruurtoodaba. Hooyooyinkaan Soomaaliyeed oo ka qeyb galaayey banaanbax looga soo horjeeda Qaadka oo dhawaantaan ka dhacay afaafka hore ee xafiiska ra’iisalwasaaraha dalkaas Ingiriiska ayaa waxay sheegeen inay dhib ku qabaan ragooda jaadka cuna islamarkaana ay ragaasi habeenkiina soo jeedaan maalintiina ay hurdaan taas oo keentay inaysan waxba kala socon xaalada guriga iyo caruurtooda laguna tilmaami karo caruurta ay dhaleen raga jaadka cuna kuwo agoon ah oo aan wax aabe ah lahayn inkastoo ay aabayaashood joogaan maadaama aysan waxba kala socon nolosha qoyskooda iyo caruurtoodaba, hooyooyinkaan ayaa waxay ka dalbadeen dowlada ingiriiska inay ka joojiso dalkooda qaadka si wax looga qabto dhibaato uu ku haayo dadka Soomaaliyeed waa sida ay sheegeen haweenkaas dibadbaxaas ka qeybgalaayeye. Ugu dambeyntiina iyadoo aan la ogeyn sida ay wax uga tari karto joojinta qaadka dhibka ay hooyooyinkaas sheeganayaan ayaa baaritaano qoto dheer oo la sameeyey waxay sheegayaan in joojinta qaadka aysan saameyn weyn ku yeelan karin dhibaatada ay hooyooyinkaan sheeganayaan iyadoona arimaha ay ka hadlayaan hooyooyinkaas ay tahay dhibo gaar ah oo ay iyagu qabaan oo u baahan in lagu xaliyo si qoys ahaan ah oo aan wax shaqo ah ku lahayn dhibaato guud oo lagu joojiyo qaadka maadaama ay jiraan rag badan oo jaadka cuna islamarkaana aysan wax dhib ah ku qabin caruurtooda iyo qoyskooda oo aanan laguna tilmaami karin inay yihiin kuwo agoon ah sida ay u sheegeen hooyooyinkaas, iyadoona joojinta qaadka aysan wax saameyn ah ku yeelan doonin arintaas maadaama hadii la joojiyo xataa qaadku uu si tuuganimo ah uu ku soo gali doono dalkaas sida ka jirta wadamo badan oo laga joojiyey jaadka oo ay 





Qaadka Tuur Qalinka Qaado (Throw the Khat and take the pen)




Maskax qaad galay miro fiican laga sugi maayo...

Ummadeenaan qarriban ee qaadku halakeeyay, oo qaab adduunyadu u raacdo la'dahay waxaan cabsi ka qabaa in nala isir sifeeyo oo caalamka dadyowkale nalagu barxo haddii sidaan aan ku sii socono, sida looga sheekeeyo dadyow hore oo asal guuray magacoodiina wax yar uu ka jiro caalamka ayaan noqondoonaa, maanta dhalinta cusub ee qaadka lagu imtixaanay hala baddbaadiyo............qaadka tuur qalinka qaado...........

Hibo-nuura oo Fanka isaga baxday

waqtiga haddii uu ku saacido, waxbadan baa qabsankartaa Hibo-nuuro wax badan ayay ku soo jirtay fanka lkn maanta waxaa u sahlanaatay inay ka tooba keento ayadoon wali dhiman.
Hibo Maxamed Cudoon waxay ku dhalatey magaalada Dilla ee gobolka Awdal, Waqooyiga Soomaaliya ee maanta loo yaqaanoSomaliland. Ayada oo yar ayaa waalidkeed u soo wareejiyay magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal; halkaasi ooy ku qaadatey waxbarashadii dugsiga hoose iyo dhexe. Ka dib, waxay u soo wareegtay magaalada Hargeysa ooy ka biloowday fanka iyo suugaanta ilaa markii dambe ay u gudubtey xarunta wadanka Soomaaliya waa caasimada Muqdisho.
Waraysi laanta afka soomaaliga ah ee BBC ay sisay ayay ku sheegtay inay iskaga baxday fanka kiisa muusig leh ayna mar dambe ku laabandoonin...










لماذا تنجذب المرأة للرجل الأطول منها؟

لماذا تنجذب المرأة للرجل الأطول منها؟



طول الرجل من العوامل المؤثرة في تقييم المرأة للجاذبية الشكلية للرجل وهو أمر حاولت دراسة علمية معرفة أسبابه. ويختلف اهتمام المرأة بطول الرجل بحسب شخصيتها، في حين لا يلعب دورا كبيرا في الاختيار الفعلي في الواقع.
ميل النساء للارتباط برجل أطول منهن مسألة معروفة، لكنها صارت الآن ثابتة بالدليل العلمي حيث كشفت دراسة أن معظم النساء يتمنين الارتباط برجل أطول منهن إذ يلعب فرق الطول دورا مهما في اختيار شريك الحياة. وفسرت دراسة بولندية حديثة انجذاب المرأة للرجل الأطول منها، بأن المرأة تربط في اللاوعي طول الرجل بحالته الصحية والجنسية. وأوضحت الدراسة أن بعض العوامل الأخرى في الرجل مثل شكل جبهته ووزنه، تؤثر على تقييم المرأة له ولدرجة انجذابها الجسدي له.
ويختلف ميل المرأة للرجل الأطول منها بحسب طبيعتها، فالمرأة ذات الشخصية المسيطرة تميل لفرق ضئيل في الطول.
من الناحية الأخرى، أظهرت الدراسة التي نشرتها مجلة "فوكوس" الألمانية، العكس تماما بالنسبة للرجل الذي لا يلعب طول المرأة دورا في درجة انجذابه لها، فتقييمه لجاذبيتها الشكلية يعتمد على صفات جسدية أخرى غير الطول.
وربط الباحثون البولنديون بحث المرأة عن الرجل الأطول منها، بشعورها بأنه يوفر لها الحماية في حين أن فرق الطول الكبير بالنسبة للمرأة ذات الشخصية المسيطرة، يثير مخاوف من التعرض لعنف جسدي أو جنسي من الرجل لذا فهن يملن بشكل لفرق مقبول في الطول.
وخرج الباحثون بالدراسة للحياة العملية إذ بحثوا معايير الاختيار لدى مجموعة من الأشخاص المتزوجين فعليا وثبت لهم أن معظم الناس لا يختارون بالضرورة شريك الحياة الذي يتوافق تماما مع الصورة الذهنية الموجودة لديهم من ناحية الشكل والطول.
ا.ف/ هـ.إ. (DW)

وبعكس ذالك

 سعودية تطلب الطلاق.. السبب هو الطول



(الرياض- mbc.net) فوجئ مواطن سعودي بطلب زوجته الطلاق منه بسبب فارق الطول بينهما، حيث أن زوجته أطول منه بقليل، مشيرا إلى أنه لولا الله وتدخل والدها وشقيقها لكانا الآن منفصلين.
وأوضح إبراهيم (المواطن السعوديأنه لم يفكر يوما في فارق الطول بينه وبين زوجته، إلا أنه مع مرور الوقت أصبح الأمر يشكل إحراجا له أمام أصدقائه، ما جعله يحاول جاهدا التحجج بعدم الخروج معها قدر المستطاع، كاشفا أنها استغربت ذلك الأمر واعتقدت أنه مصاب بعقدة نفسية، إلى أن علمت حقيقة ما يشعر به فطلبت الطلاق منه.
وأشار إبراهيم إلى أنه عانى وزوجته من تقاليد المجتمع الذي يعتقد أن طول المرأة دليل على ضعف الزوج وهذا خطأ، كما أن الكثير من الرجال السعوديين حين يضع شروطا لابد من تواجدها في زوجة المستقبل، من الممكن أن يقدم تنازلا عنها جميعا عدا شرط الطول.
من جانبه، قال الدكتور عبد العزيز إلهامي المختص النفسي بجامعة أم القرى وفقا لما نقلت صحيفة الوطنأن التوافق الزواجي من العمليات التي تخضع لمعايير كثيرة، وهناك خطوط تهم الرجل كأن يكون أكبر سنا وأكثر طولا، مبينا أن نظر الرجل لامرأته الطويلة ورفع عينيه للسماء أمر يثير الضحك لانه شيء غير مألوف، وحينما تواجد ذلك الأمر في المجتمع أثار الطرافة.
وأشار إلهامي إلى أن الجانب النفسي يرتبط بالسياق العام الذي يسود المجتمع، فمن المعروف أن الرجل غالبا يكون أطول من المرأة، كما أن المرأة تفضل الزوج الأطول منها أو في طولها، ولا تفضل الأقصر منها تجنبا لسخرية من حولها بسبب عدم اعتيادهم على ذلك.





GUDOOMIYAHA LADAAGALKA QAADKA

No comments: