Thursday, February 19, 2015

Business

wax soo saarka xoolaha

Wadankeena sidaan ognahay waxa uu ku fiicanyahy dhinaca beeraha, iyo xoolaha nool dadkeena badankoodna waa u fududahay inay ka shaqeeyaan oo ka ganacsadaan, lkn nasiib darro ma badna ardayda jaamacadaha ka barata wax soo saarka.
waxaa idin ku boorrinayaa inaad barataan wax aad ka heli kartaan wadankiina inaa barataan oo ka miradhalisaan insha allah...

 

No comments: